Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa muddeysay in maalinta Arbacada ah 06-03-2024 maxkamadda la horkeeno mar kale eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisii oo uur leh gubay.
Sayid-cali Macalin Daa’uud ayaa isbuucii hore lasoo gabagabeeyay dhageysiga kiiska dilka ah ee loo heesto, waxa uuna ninkan qirtay in uu sabab u ahaa geerida xaaskiisa Luul Cabdicasiis, isagoona sheegay in xaaskiisa uusan kutalagal u gubin una dilin.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com