Allbanaadir.com
NEWS

Akhriso Magacyada, Qabiilada iyo gobollada ay kasoo jeedaan Wasiirrada cusub ee Puntland

Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiirrada, waxa uuna magacaabay xukuumad cusub oo ka kooban 21-wasiir.

Wasiirrada uu magacaabay madaxweynaha Puntland ayaa isugu jira kuwa horey uga tirsanaa xukuumadii hore, wasiirro cusub ay ku jiraan siyaasiyiin iyo aqoonyahano si weyn looga yaqaano deegaannada Puntland.

Halkan ka Akhriso magacyada Beelaha iyo gobollada ay kasoo jeedaan Wasiirada cusub

Gobolka Mudug

1-Wasaaradda Waxbarashada Fu’aad Abshir Adeer: Beesha Cumar Maxamuud.
2-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuu: Beesha Cumar Maxamuud.
3-Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Maxamed Cabdiwahaab Axmed: Beesha Reer Bicidyahan.
4-Wasaaradda Maaliyada Maxamed Faarax Maxamuud: Beesha Leelkase.
5- Wasaaradda Gargaarka Ubax Cabdirishiid Maxamed Xirsi: Beesha Leelkase.

Gobolka Nugaal

1-Wasaaradda arrimaha Guddaha iyo Dimuqraadiyaynta Cabdi Faarax Juxa: Beesha Ciise Maxamuud.
2-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Maxamed Cabdiraxmaan Faroole: Beesha Ciise Maxamuud

Gobolka Bari

1- Wasaaradda Amniga Ibraahima Cartan Xaaji Bakiin: Beesha Cali Saleebaan.
2- Wasaaradda Duulista Hawada Cabdullahi Bile Nuu: Beesha Dishishe.
3- Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Axmed Shire Siciid: Beesha Cali Jibraahiil.
4- Wasaaradda Kaluumaysiga Cabdirisaaq Cabdullahi Xagaa: Beesha Sawaakhroon.
5- Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle: Beesha Ugaar Saleebaan.
6- Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Liibaan Muuse Boqor:: Beesha Cismaan Maxamuud.

Gobolka Sool

1- Wasaaradda Qorshaynta Daa’uud Maxamed Cumar: Beesha Dhulbahante Bah Ararsame.
2-Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gaadiidka Faarax Cawad Jaamac: Beesha Dhulbahante
3-Wasaaradda Dekedaha Shaakir Maxamed Guuleed: Beesha Dhulbahante.
4- Wasaaradda Haweenka Maryan Axmed Cali: Beesha Dhulbahante.
5- Wasaaradda Warfaafinta Maxamud Caydiid Dirir: Beesha Dhulbahante

Gobolka Sanaag

1-Wasaaradda Caafimaadka Siciid Jaamac Cali Qoorsheel,: Beesha Warsangeli.
2-Wasaaradda Beeraha Maxamed Cabdiqaadir Saalax: BeeshaWarsangeli
3-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hodon Siciid Xasan: Beesha Warsangeli

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha Somaliland oo duulay dalka Imaaraadka Carabta

Caydiid Ali

Qarax gaari lagu xiray oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Cabdi Cade

Dhaqtarad safka hore ugu jirtay dagaalka ka dhanka ah Caronvirus oo is dishay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---