Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DEG DEG: Liiska Golaha wasiirada cusub ee Puntland oo goor dhow la shaaciyey

Golaha Wasiirada cusub ee Puntland ayaa lagu dhaawaqay caawa ka dib wada tashiyo adag oo madaxweyne Deni uu la lahaa siyaasiyiinta Puntland

Mudda 30 cisho ah oo Baarlamanka Puntland ugu daray Madaxweyne Deni in uu ku soo dhiso Xukuumadda cusub ayaa ku eg maanta oo ku beegan 28 February 2024.

Golaha Xukuumadda cusub ee uu ku dhawaaqay Deni ayaa ka ballaaran kii hore iyadoo lagu soo kordhiyay wasaarado cusub kadib markii la kala qaaday Wasaaradaha qaarkood.

Waxaa jira shakhsiyaad hore uga tirsanaa Xukuumaddii mudda xileedkii hore ee Madaxweyne Deni oo mar kale ku jira Golaha Wasiirada cusub.

Magacaabista Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland 2024-2029, waxaa Warbaahinta u akhriyey Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland, Mudane Jaamac Yuusuf Jaamac Dabarani.

HOOS KA DAAWO MAGACYADA WASIIRADA CUSUB

Related posts

(Sawirro) Muxuu Madaxweyne Saciid Deni kala hadlay xubnaha Puntland ku metela DF?

Caydiid Ali

Hogaanka Al Shabaab iyo Waxgarad kasoo jeeda Beesha Abgaal oo balan wada galay (Daawo Sawirada)

admin

Dowladda Soomaaliya oo codsi muhiim ah u jeedisay dowladda Hindiya (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---