Allbanaadir.com
NEWS

Taliska Ciiddanka xoogga iyo kuwa ATMIS oo yeeshay shir ka dhan ah Al Shabaab (Sawirro)

Taliyaha ciiddanka xoogga dalka Soomaaliya Sareeya Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo saraakiil katirsan ATMISĀ  ayaa kulan looga hadlayay dagaalka ka dhan ah Al Shabaab ku yeeshay amagaalada Muqdisho.

Kulankan dhax maray saraakiisha labada ciidan ayaa looga wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta ciiddanka ATMIS iyo ciiddanka xoogga dalka Soomaaliyeed, si looga adkaado kooxaha dagaalka kula jira.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa u sheegay saraakiisha ATMIS in uu dib u bilaabanayo howlgallada ka dhanka ah kooxda Al Shabaab , waxa uuna uga baaqay saraakiisha ATMIS in ay ciidamada taageero ku siiyaan dagaalka.

Ciidamada nabbad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS ayaan wax door ah ku laheyd howlgallada dalka ka socday labadii sanno ee lasoo dhaafay, howlgalladaasi ayaana ciidanka xoogga guulo wa aweyn ku gaareen ugana saareen Al Shababa dhul badan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Jen.Odawaa oo Bogaadiyay Bulshada Guriceel kana gudoomay Geel iyo Raashin (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxweyne Laftagareen oo War kasoo saaray doorashadii looga adkaaday Musharaxii uu watay

Cabdi Cade

Waa kuma hogaamiyaha cusub ee Xisbullah ka dib dilkii Nasrallah

Caydiid Ali