Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Haweeney dhowaan ninkii qabay ku gubtay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Yaaqshiid waxa ay soo qabteen haweney gubtay   Ninkeeda 16/2/2024 baadigoob dheer kadib waxaa Gacanta lagusoo dhigay.

HOOS KA AKHRISO WAR KA SOO BAXAY BOOLISKA

Taariikh 17/2/2024 Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Yaaqshiid waxa ay soo qabteen haweney gubtay   Ninkeeda 16/2/2024 baadigoob dheer kadib waxaa Gacanta lagusoo dhigay.

Eedeysanada lagu magacaabo, MUNO AWSAME XUSSEN 21 jir ah, Waxaana la horgeydoonaa Maxakamadda Awooda u leh.

Muwaadin hadii aad la kulanto fal danbiyeey nuucaan oo kala ah adigoo Mahadsan la xariir Ciidamadda Amaanka ee kuugu dhaw ama wac Xafiiska Gurmad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee 991.

Mahadsanidin.

Related posts

Loolankii Kenya & Jabuuti ee Golaha amaanka QM oo lagu kala baxay

Caydiid Ali

Akhriso Shan Qodob oo Laamaha Amniga ku kasban karaan Kalsoonida Shacabka Muqdisho

Cabdi Cade

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo u mahadceliyay xildhibaannada labada Aqal

Cabdi Cade
Taboola Ads ---