Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Senataro ka tirsan Aqalka sare oo jawaab kulul siiyey Madaxweynaha Galmudug (Akhriso)

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa jawaab kulul ka bixiyey eedeymo kaga timid madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale geelle Xaaf taasoo aheyd inay fara gelin iyo kala qeybin ku hayaan maamulkiisa.

Qoraal ay soo saareen Xildhibaanada la eedeeyey ayaa waxay ku sheegeen in door dhexdhexaadin ah ay ka qaadanayaan Khilaafka Madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug, iyagoo beeniyey inay taageeraan Xildhibaanada ku sugan Magaalada Cadaado

Hoos ka Akhriso Jawaabta Xildhibaanada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Taliyeyaal amni oo loo Magaacabay goobaha doorashadu ka dhaceyso ee Hirshabelle

Caydiid Ali

Xildh.Cumar Cali Cabdi: “Cashar ayaan maanta u dhignay Xafiiska Ra’isul Wasaaraha”

Caydiid Ali

Boqolaal qof oo dhimasho & dhaawac ku noqday qarax ka dhacay Nairobi (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---