Allbanaadir.com
NEWS

Kulanka Siyaasadda loo dhan yahay ee Xukuumadda iyo Saaxiibada caalamka oo la Daah-furay (Sawirro)

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Saaxibbada Caalamiga ah ee Soomaaliya.

Shirka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii loo dardar-gelin lahaa, loogana miro dhalin lahaa qorshaha Xukuumadda #DanQaran ee siyaasadda loo dhan yahay.

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa madasha la wadaagay heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay geeddi-socodka dowlad dhiska dalka, caqabadaha jira iyo qorshaha dowladda ee sanadkan 2024. Isaga oo soo bandhigay muhiimadda ay leedahay in kor loo qaado taageerada horumarinta ee saaxiibbada caalamiga ah ay siiyaan Soomaaliya.

Related posts

Madaxweyne Putin oo Hadiyad ahaan loo siiyay gaari cusub oo cagaf ah (Sawirro)

Cabdi Cade

Al Shabaab oo isaga baxday deegaan ku dhaw Dhuusomareeb kaddib tagitaankii Madaxweynaha

Cabdi Cade

Rooble oo xilka ka qaaday Wasiirka Arimaha Dibadda Wasiiro kalana isku bedelay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---