Maxkamadda G/Banaadir ayaa xirtay gal-dacwadeed ka furnaa maxkamadda oo ka dhan ahaa Eedeysanayaasha kala ah Abshir Maxamed Cali iyo Maxamed Idiris Axmed.
Labada xubnood waxaa lagu soo eedeeyey Musuq maasuq waxaase hadda maxkamaddu caddeysay in aysan dambi lahayn.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA MAXKAMADA