Allbanaadir.com
NEWS

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xassan Shiikh & Kristalina Georgieva? (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galay shirka Afrika iyo talyaaniga ayaa Magaalada Rome ee dalka talyaaniga kulan gaar ah kula yeeshay Madaxa Hey’adda IMF Kristalina Georgieva.

Mrs Georgieva ayaa bogaadisay dadaalada horumarinta dhaqaalaha ee dowladda Soomaaliya ay ku talaabsatay.

Waxay si gaar ah u xustay isbadalada dowladdu ay qaadday kuwaas oo dhaqaalaha dalka sare loogu qaadayo laguna dhimayo saboolnimada islamarkaana lagu xoojinayo heyadaha dowlada

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qeyb galaya Rome Madasha Talyaaniga iyo Afrika oo ay ka qeyb galayaan madax badan oo ka socda Afrika iyo ururada caalamiga ah.

Related posts

Ciidanka nabad sugida Puntland oo Garowe ku xiray Wariye Jamal Muhumed Osman

Caydiid Ali

Dowlada Soomaaliya oo mar kale  ka codsatay Kenya in ay usoo gacan galiso C/rashiid Janan

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo arin Muhiim ah kala hadlay Anita Kiki iyo xubno la socday (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---