Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay nuqulka habraaca wax ka bedelka Dastuurka, waxa uuna ansixinta habraacan uu khilaaf ka dhax abuuray xildhibaanada labada Aqal.
Siyaasiyiinta mucaaradka iyo madax katirsan maamul goboleedyada ayaa si weyn uga soo horjeeda ansixinta habraaca wax ka bedelka Dastuurka, waxaana ansixintan si weyn ugu ololeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Halkan ka Akhriso habraaca wax ka bedelka Dastuurka ee maanta la ansixiyay
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com