Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

TOOS U DAAWO: Baroordiiqda qaraxii 14kii Oktoobar oo ka socota isgoyska Zoope

Waxaa goor dhow ka bilaabatay isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho munaasabad weyn oo xus iyo baroordiiq loogu sameynayo dadkii ku dhintay qaraxii maanta oo kale 14kii Oktoobar ee sanadkii hore ka dhacay isgoyskaas.

Waxaa goobtaas soo buuxiyey boqolaal shacab ah oo ka kala yimid degmooyinka Muqdisho, ciidamada amaanka iyo masuuliyiin kale, waxaana ka qeyb galaya xuskan madaxda sare ee dowlada.

Waxaa halkaas laga jeedinayaa khudbado kala duwan oo lagu xusayo munaasabadan, kuwaasoo lagu xusuusanayo musiibadii sanad ka hor halkaas ka dhacday iyo shacabkii ku dhamaaday.

http://

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Muuse Biixi oo Hargeysa kula kulmay Dr. Halit Eren iyo Xubno la socday (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Max’ed Bin Salman oo booqashadiisii ugu horeysay ku tagaya dalka Qatar

Caydiid Ali

Duqa Muqdisho oo la kulmay Darawalada Gaadiidka BL-ka iyo Bajaajta (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---