Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow koo caawa ah ku dhawaaqay golaha wasiirada maamulkiisa.
Golaha wasiirada cusub uu Madaxwayne Xaaf caawa ku dhawaaqay ayaa ka kooban 25 wasiir oo ay ku jiraan 2 Haween oo kaliya, waxaana ka dhex muuqda xubno horay uga tirsanaa Golihiisa Wasiirada iyo kuwa cusub.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xaaladda ku xuntahay ayaa sheegay in wasiirada uu soo magacaabay ay yihiin kuwo tayo leh wuxuuna baarlamanka galmudug ka dalbaday iney ansixiyaan.
Magacyada golaha wasiirada cusub ee Galmudug waxay kala yihiin sidatan:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com