Allbanaadir.com
NEWS

Sargaal katirsan Dowladda oo loo heesto Musuq-maasuq oo maxkamad looga yeeray

Maxkamadda Rafcaanka ee gobolka Banaadir ayaa 30 maalmood u qabatay in uu maxkamadda ku hor yimaado Cabdiwaaxid Muxsin Ibraahim oo ka tirsan wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya.

Sargaalkan ayaa maxkamadda sheegtay in ay ka taalo dacwad la xariirta musuq-maasuq iyo wax isdaba marin, waxa ayna ku amartay in muddo 30-maalin gudahood ku horyimaado maxkamadda si loogu qaado eeda dambiyada loo heesto.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Kulan looga hadlayo Qodob culus oo la iskugu yeeray Xildhibaanada Golaha shacabka

Caydiid Ali

Yaa sugaya Amniga Doorashooyinka & Halka ay cabsida ugu xoogan ka jirto?

Cabdi Cade

Weerar Seef loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Kuopio (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---