Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ansixiyey Qaraar ay kaga soo horjeedaan Faro-gelinta Dawlada Soomaaliya kaga hadleen Arimaha Badda Somaliland iyo heshiiskii Dhowaan Muuse Biixi uu la galay Itoobiya.
Madaxda sare ee DF iyo goleyaasha xukuumada iyo labada aqal ee baarlamanka Somalia ayaa si adag uga soo horjeestay heshiiskaas oo ay ku tilmaameen inuu yahay mid ka hor imanaya madax banaanida iyo midnimada Somalia.
Heshiiska ayaa dhigayey in Itoobiya dhul badeed ay ka sameysato saldhig milateri laga siiyo xeebaha Somaliland, taas bedelkeedna ay dowlad rasmi ah u aqoonsato Somaliland.
HOOS KA AKHRISO BAYAANKA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND