Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
Amniga Caasimadda Garoowe ayaa si weyn loo adkeeyay waxaana la xaddiday isu socodka gaadiidka dadweynaha nawaaxiga Xarunta Baarlamanka ee ay ka qabsoomayso doorashada.
Tartanka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka waxa isu diiwaan-geliyay min 11 Musharrax taasoo tirada guud ka dhigaysa 22 Musharrax balse qaarkood ayaa tanaasulay ka hor inta aysan doorashada bilaaban.
HOOS KA DAAWO TOOS DOORASHADA