Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka mid ahaa musharaxiinta u tartamaya doorashada hogaanka Puntland ayaa soo saaray war saxaaafadeed uu ku shaaciyey inuu tartanka isaga haray.
Gaas ayaa sheegay inuu u tanaasulay si uu fursad u siiyo musharaxiinta isbedel doonka ah ee doonaya iney qabtaan xilka ugu sareeya Puntland.
Musharaxiin kale ayaa la filayaa iney tanaasulaan ka hor inta aysan bilaaban codeynta saaka.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA GAAS