Dalkom Somalia oo ah shirkadii ugu horeysay ee Soomaaliya keentay qadka intnernetka xawaaraha sare ee Fiber Optic ayaa beenisay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada kuwaasoo wax loogu dhimayo sumcadda shirkadda.
HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEED KA SOO BAXAY SHIRKADDA