Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maxaa ka soo baxay shirkii maanta ee Golaha wasiirada Xukuumada Somalia?

Shirka Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka, xag amni, siyaasadeed iyo dhaqaaleba – gaar ahaan xadgudubka dowladda Itoobiya ee is afgarad ku sheeggii Bishan Itoobiya  iyo maamulka Somaliland (ee Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya)

Golaha wasiirada ayaa bogaadiyay sida geesinimada leh ee ay shacabka Soomaaliyeed uga dhiidhiyeen dal iyo dibadd meelkasta oo ay joogaan oo ay uga soo horjeesteen damaca gurracan ee dowladda Itoobiya oo ay ku muujiyeen shucuurtooda wadaninimo,golaha ayaa soo dhaweeyay go’aamada iyo mowqifyada adag ee ay ka istaageen dowaladda caalamka, ururadda caalamigah gardarada qaawan ee Itoobiya ay ku soo qaaday madax-bannaanida,gobonimada iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Jimcaale ayaa sharraxay go’aamadii muhiimka ahaa ee ka soo baxay shirka HOOS KA DAAWO

Related posts

(Sawirro) Madaxweyne Xassan Shiikh oo Washington kula kulmay Kristalina Georgieva

Caydiid Ali

Madaxweyne Xaaf oo wada qorshe abuuri kara Xiisad siyaasadeed oo cusub

Cabdi Cade

Taliyihii hore ee Sirdoonka Maamulkii Cabdi Iley oo Hargeysa lagu qabtay loona gacan galiyay …

Cabdi Cade
Taboola Ads ---