Allbanaadir.com
NEWS

Golaha Wasiirrada oo shir deg deg ah ka leh heshiiska Itoobiya iyo Somaliland

Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri oo Talaado la isugu yeerayberri Shir degdeg ah ,si ay uga arrinsadaan arrin soo korortay.

Shirkan la isugu yeeray golaha wasiirrada ayaa  laga soo saari doonaan go’aanno la xariira heshiiska la sheegay inuu maanta ku dhexmaray magaalada Addis Ababa dowlada Itoobiya iyo maamulka Somaliland.

Heshiiska ay galabta kala saxiixdeen madaxweynaha Somaliland iyo ra’isul wasaaraha Itoobiya ayaa dhigayay in Itoobiya la siiyo qeyb kamid ah biyaha Soomaaliya, halka Itoobiya dhankeeda aqoonsan-doonto maamulka Somaliland.

Related posts

Maxay Galmudug ka tiri go’aanadii Golaha amniga Qaranka?

Caydiid Ali

Xogta kulan Wasiir Fartaag la qaatay Wasiirada amniga dowlad goboleedyada dalka (Sawirro)

Caydiid Ali

Puntland oo go’aan adag kasoo saartay salaadaha Jamaacada ee Masaajida lagu dukado

Cabdi Cade
Taboola Ads ---