Qaar telefishinada Madaxa banaan ee Soomaalida ayaa ku eedeeyay Madaxtooyada Soomaaliya inay cuuryaamisay doorkii Dastuuriga ahaa ee Warbaahinta.
War saxaafadeed ka soo baxay shir ay isugu imaadeen agaasimayaasha 9 ka mid ah TV-yada gaarka loo leelayahay ee dalka ka howlgala ayaa lagu sheegay in Villa Somalia ay ku socoto siyaasadii dowladii ka horeysay ee la xiriirtay warbaahinta, waxayna sheegeen ineysan heysan wada shaqeyntii dastuuriga aheyd ee ay xaqa u lahaayeen.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA