Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne Xassan Shiikh oo faahfaahin ka bixinaya 5 qodob oo xasaasi ah

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku marti-qaadan Kulan Dadweyne oo ay qabaneyso  Madasha Minbar initiative oo shacabka Soomaaliyeed ay ku waydiinayaan su’aalo ku saabsan caqabadaha iyo hurumarka dowlad dhiska Soomaaliya.

Mawduucyada aasaasiga ah ee Madaxweynaha wax laga weydiin doono ayaa la xiriir talaabooyinka waaweyn ee Dowlad Federaalka Soomaaliya qaaday sanadka 2023

1-Dagaalka dalka looga xoreynayo Argagixisada, qorshaha  xasilinta iyo xajinta

2-Cunuqabateynta hubka ee la qaaday waxa xiga, qalabeynta iyo tayeynta ciidanka qalabka sida.

3-Bixitaanka ATMIS iyo qorsha ciidanka xooga dalka kula wareegayaan goobaha ay kabaxaan.

4-Amniga Caasimada.

5-Deynta Soomaaliya laga cafiyay.

5-Ku biiritaanka Soomaaliya ee Dallada Bulshada Bariga Afrika iyo Siyaasadda arrimaha dibadda.

 

Related posts

Maxkamada ciidanka qalabka sida oo xukun adag ku riday askari dhac ka geystay Masaajid (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Muxuu Axmed Madoobe ka yiri ansixinta heshiiskii laga gaaray doorashada?

Caydiid Ali

Wasiiro katirsan Koonfur Galbeed oo xilka laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay 

Cabdi Cade
Taboola Ads ---