Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddoomiyaha GEDAN oo xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyay London (VIDEO NEWS)

Xaflad si heer ah loo soo agaasimay ayna ka soo qeybgaleen waxgarad ka socday qeybaha bulshada Soomaalida ee  ku dhaqan London ayaa lagu soo dhoweeyay Guddoomiyaha  Dalladda Qurbajoogta Ururrada GalMudug ee Yurub, ee magaceeda loo soo gaabiyo GEDAN oo ay ku middeysan yihiin ururro ka dhisan waddamada Yurub

Guddoomiye Xuseen Khadhiib oo baryahan safar shaqo ku joogay London, ayaa kulamo kala duwan oo uu la yeeshay Jaaliyadaha GalMudug ee UK waxeey ka wadahadleen sidii loogu midoobi lahaa horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha GalMudug. 

“Bulsho kastaahi waxa ay asaageed wax la qeybsan kartaa marka wacyiga bulshadaasi uu sareeyo. GEDAN ahaan, dedaaladda inoo qorsheysan mustaqbalka dhow waxaa ka mid ah; dhiiragelinta waxbarashada, caafimaadka & inaan kor u qaadno wacyiga bulshada” Ayuu yiri Xuseen Khadhiib, isaga oo u mahadceliyay Guddoomiyihii hore ee GEDAN Faarax Aadan Yuusuf & C/fitaax Janno-gale oo qeyb weyn ka qaatay dhismihii & hana-qaadkii GEDAN.  

Ex. Xildhibaan C/raxmaan oo ah khabiir siyaasadeed, ayaa sheegay in ugu baaqay waxgaradka  GalMudug in ay 

“Xuseen Khadhiib waxaan soo jeedinayaa in la soo dhoweeyo kor na loo qaado” Ayuu yiri Ex. Xildhibaan C/raxmaan

Related posts

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta ka furmaya Muqdisho iyo Puntland oo…

Cabdi Cade

Qodobo Muhiim ah oo looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Somalia (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay $150 Malyan iyo Dowladda oo ka mahadcelisay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---