Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa warqad ogaysiis ah oo uu saaray ku wargaliyey “ dadka deggan dhulka dabdamiska Ciidanka Boliiska ee ka soo horjeeda 6-biyaano in la baneeyo dhulkaas”.
Waxaa loo qabtay muddo laba bilood ah in ay uga guuraan, waxaana lagu sheegay ogaysiiska in ciddii amarkaas u hogaansami wayda la hor gaynayo “sharciga si tilaabo sharciga waafaqsan looga qaado.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA BOOLISKA