Allbanaadir.com
NEWS

Musharaxa Villa Soomaaliya Wadato oo ka hadlay Go’aankii Odayaasha SSC Khaatumo

Qoraal uu soo saaray musharaxa madaxtooyada Soomaaliya ku taageereyso doorashada madaxweynaha Puntland Mudane Abshir Cumar Haruuse ayuu kaga hadlay go’aankii kasoo baxay odayaasha dhaqanka SSC Khaatumo.

Haruuse ayaa ugu baaqay hay’adaha maamulka Puntland in ay waafajiyaan go’aankii kasoo baxay odayaasha dhaqanka SSC Khaatumo dastuurka, xeerarka iyo shuruucda kale ee u degsan maamulka Puntland.

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sidoo kale ayaa soo jeediyay qabashada shir ay isugu yimaadaan xukuumadda Puntland iyo musharaxiinta, kaa oo looga tashanayao arrimaha kala baxa labada maamul ee Puntland iyo Khaatumo .

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Guddoomiye Cantoobo oo qaaday talaabo howlkarnimo oo lagu amaanay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Daawo:-Dowlada Soomaaliya oo Maanta qaaday talaabo ka Farxisay Ardayda Soomaaliyeed

Cabdi Cade

Dagaal culus oo caawa ka dhacay degaanka Ceelasha biyaha & faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---