Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Somalia oo war rasmi ah ka soo saartay Khasaarahii alshabab lagu gaarsiiyey howlgallo maalmihii la soo dhaafay Ciidanku ka fuliyey Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland oo dhul ballaaran looga xoreeyey.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA