Allbanaadir.com
NEWS

(Sawirro) Raisul Wasaare Xamse oo caawa ka degay Jabuuti, kana qeyb galaya..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti.

Waxaa wafdigiisa ka mid ah Wasiiro, xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowlada Somalia.

Ujeedka safarka Ra’isul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa lagu sheegay ka qayb galka shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage oo ka fuirmaya dalka Jabuuti.

Madasha ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa kobcinta dhaqanka nabadda Geeska afrika taasoo saamayn u leh guud ahaan bulshooyinka gobolka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Related posts

Allow yaa tan ka sheekeeya , Xikmad aan ka bartay Oday aan Doon wada raacnay !!

Cabdi Cade

Said Mohamud: “The Somali Democracy is for Sale”

Caydiid Ali

Laftagareen oo Buur hakaba ka dhagax dhigay labo Mashruuc oo waaweyn (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---