Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Daawo) Madaxweyne Xassan Shiikh oo gaaray New York & Xog ku aadan ujeedka safarkiisa

Dowladda Soomaaliya ayaa ku qabanaysa Xarunta Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey shir ku saabsan amniga Soomaaliya, dib u dhiska Ciidamada iyo howlgallada Xoreynta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyn soo gaaray magaalada New York ee dalka Maraykanka si uu u guddoomiyo Shirkan.

Shirkan waxaa ka soo qeyb-galaya 26 dal, Qaramada Midoobey, Jaamacadda Carabta, Midowga Yurub iyo kan Afrika, waxaana lagu hadlayaa ajandeyaashan;

1- Horumarka iyo Caqabadaha ka jira Laamaha Amniga Soomaaliya.

2-Qorshaha Horumarinta Amniga Soomaaliya.

3-Taageerada Caalamiga ah ee Soomaaliya ee Amniga iyo Horumarka

HOOS KA DAAWO VILLA SOMALIA OO WAR KA SOO SAARTAY SAFARKA MADAXWEYNAHA

Related posts

Daawo:-Xasan Shiikh & C/raxmaan C/shakuur oo sheegay in dalka aysan ka jirin wax sharciyad ah!!

admin

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Adis Ababa ka degay kana cadeenaya Mowqifiisa (Sawirro)

Cabdi Cade

Kooxda RSF oo dagaalka looga adkaaday iyo Wasiir Cali Yuusuf oo ka hadlay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---