Allbanaadir.com
NEWS

Dowlada Somalia oo qoraneysa shaqaale cusub oo kumanaan gaaraya (Akhriso)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa uga mahadceliyay Xukuumadda iyo labada Golle ee Barlamaanka Soomaaliya kordhinta Qoondada miisaaniyadda Wasaaradda Waxbarashada oo qorshaheedu yahay baahinta, horumarinta iyo tayeynta Waxbarashada dalka.

Wasiirka Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa sheegay in qorshaha Wasaaradda ee billawga sanadka 2024-ka uu yahay in la qaato saddex kun (3,000) oo macallimiin cusub ah , si loo baahiyo Waxbarashada dalka ee sida weyn ubadkeennu baahida weyn ugu qabaan.

HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEED

Related posts

Boolis loo diray jiidaha dagaalka oo Muqdisho ka ambabaxay

Caydiid Ali

(Akhriso) Magacyada Maxaabiista Al-Shabaab & Daacish ee Xabsiga dhexe lagu dilay

Caydiid Ali

Ciidamada dowlada oo fashiliyay qarax miino oo la diyaariyay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---