Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Baarlamaanada afar dowlad goboleed oo diidey casuumaad loo fidiyey (Akhriso)

Baarlamanada dowlad goboleedyada dalka marlaga reebo Puntland ayaa diiday casuumad ka timid gudoonada labada aqal ee Baarlamanka Somalia.

Kulan ay ku yeesheen Muqdisho Afhayeenada Golayaasha Xeer-dejinta Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda federaalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 3-4 Decembar 2023 ayaa waxay ku eedeeyeen baarlamanka Somalia inuu uga baxay heshiiyo iyo balamo ay horey u wada galeen.

HOOS KA AKHRISO BAYAAN WADAJIR AH.

Related posts

Shimbir kunool Afrika oo qofkii dila lagu xukumayo Xabsi Daa’in (Sawirro)

Cabdi Cade

Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Murusade oo ka arinsaday Dhismaha Galmudugta Cusub (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

(Xog) Sida uu u shaqeeyo & qalabka ku xiran Markabka dagaalka Turkiga

Caydiid Ali
Taboola Ads ---