Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xiliga uu furmayo kalfadhiga afaraad ee Golaha Aqalka sare oo la shaaciyey

Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen furitaanka kalafadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka sare iyo xogwareysi halka uu marayo dadaaladii ay wadeen Aqalka sare ee lagu xalinayay khilaafka Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobolleedyada dalka.

Kullanka ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi, waxayna inta badan Senatarada aragtiyo ka dhiibteen furitaanka kalfadhiga 4-aad ee Golaha Aqala sare.

Senator C/kaafi Macallim Xasan oo ah Habdhowraha Golaha AqalKa sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in la isku afgartay in ugu daMbeyn la furo kalfadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka sare 15-ka bishan OKtoober.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

War cusub oo ka soo kordhay xarig Itoobiya loogu geystay weriyeyaal uu ku jiray Coldoon

Caydiid Ali

Booliska Muqdisho oo soo bandhigay Burcad, Ciyaal weero, Hub iyo Xashiish (Sawirro)

Caydiid Ali

Booliska Austria oo fashiliyay weerar argagixiso

Caydiid Ali
Taboola Ads ---