Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed mudane Mahad Mohamed Salaad ayaa Soo dhaweeyay go’aanka Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ay kaga qaadeen dalkeena Cunaqabataynta Hubka oo muddo dheer saarnayd.
Mahad Salaad ayaa sheegay in go”aankan kasoo baxay Qaramada Midoobay uu kusoo aaday xilli muhiim ah uu tilmaamay in uu socdo dagaal la doonayo in kooxda Al Shabaab looga cirib tiro guud ahaan dalka.