Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Sacuudiga oo qabanaya tartan yaab leh iyo fal celin adag oo ka dhalatay

Dadka isticmaal baraha bulshada ayaa si weyn uga falceliyay tartanka Eeyaha oo la filayo in lagu qabto dalka Sacuudiga dhamaadka bishan.

Shabakadda Riyaad oo soo qabanqaabisay taratanka ayaa shaacisay in uu socon doono muddo labo maalmood ah, iyadoo ku micneysay in loo arko inay tahay dabbaaldeggii ugu horreeyay ee adduunka oo la isugu keeno afar horyaal oo Ey ah .

Waxaa laga fiirin doonaa, tartanka Eyga ugu firfircoon, kan ugu qurxoon iyo kan ugu shaqada badan inta tartanka uu socado.

Tartanka ayaa waxaa ka qeyb galay in ka badan 250 eey oo laga kala keenay daahaha aduunka.

Tartanka eeyaha oo qeyb ka ah bandhiga Riyaad ee 2023 ayaa dhaliyay muran baahsan oo u dhexeeya bulshada Sacuudiga oo ah kuwo ku adag diinta Islaamka oo aan ogoleyn la macaamulka eeyaha marka laga reebo sababo daruuri ah.

Isha:BBC

Related posts

Twitter oo ka hor yimid cambaareyn & handadaad kaga timid QM & Midowga Yurub

Caydiid Ali

Haweeneydii ugu horeysay ee loo magacaabay duqa Belad-weyne oo xilka la Wareegtay (Sawirro)

Caydiid Ali

Sudan oo ka biyo diiday qorshe ay soo jeedisay dowlada Itoobiya iyo xiisada oo sii korortay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---