Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xamaas iyo Israel oo maalintii shanaad ee xabad joojinta Maxaabiis kale is dhaafsaday

Xamaas iyo Israel oo maalintii shanaad maxaabiis kale is dhaafsaday

Laanqeyrta cas ee caalamiga ah ayaa 12 qof oo laga sii daayay magaalada Gaza  ku wareejisay marinka Rafah ee Masar sida ay sheegeen ciidamada Israa’iil.

Tani waa wareejintii ugu horeysay tan iyo markii Israel iyo Xamaas xabad joojinta ay kordhiyeen maalintii shanaad.

Dhinaca kale, Soddon maxbuus oo falastiiniyiin ah ayaa laga sii daayey xabsiyada Israel sida lagu sheegay xogta ay sii daayeen kooxda maxaabiista Falastiiniyiinta iyo maamulka xabsiga Israel.

Dadka la sii daayey ayaa isugu jira 15 haween ah iyo 15 caruur ah oo rag ah, kuwaasi oo da’doodu ka yar tahay 18 sano jir.

Related posts

Dagaal ka dhex qarxay Qowmiyadaha Amxaarada iyo Tigray ee dalka Itoobiya

Caydiid Ali

Dowlada oo Amar kusoo rogtay Jaamacadaha kuyaala Muqdisho (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Xassan Shiikh oo qaabilay wafdi ka socday Mid ka mid ah labada dhinac ee ku diriraya Sudan

Caydiid Ali
Taboola Ads ---