Guddiga Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS u qaabbilsan tartansiinta shirkadaha adeegga Xajka ayaa soo saaray liiska kama dambeysta ah ee magacyada shirkadaha ku guuleystay fulinta adeegyada Xajka sanadka 1445/2024.
Tartan uu guddigan uu magacaabay wasiirka Diinta iyo Owqaafta Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Muktaar Roobow Cali u qabteen shirkadaha ayaa ugu dambeyn waxaa ku guuleestay ee xujeyda Soomaaliyeed u adeegaya 74-shirkadood.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com