Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga adeegga Xajka oo shaaciyay liiska Shirkadaha ku guuleestay wareegga 1-aad

Guddiga adeegga Xajka ee sannadka 2023/2024 ayaa shaaciyey liiska shirkadihii ku guuleystay wareegii 1-aad ee tartanka qaadista Xujeyda Soomaaliyeed , shirdahan ayaana ahaa kuwii u tartamayay u adeegga xujeyda Soomaaliya.

Wareega koobaad ee tartanka waxaa kusoo baxay ilaa 80-shirkadood oo ka shaqeeya arrimaha safarka, waxa ayna sheegeen guddiga in ay jiri doonaan wareegyo kale oo lagu kala saari doono shirkadaha soo baxay hadda.

Guddiga adeegga xajka uu soo xulay wasiirka Diinta iyo Owqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa horey usoo bandhigay shuruudaha laga rabo shirkadaha u tartamaya u adeegida xujeyda Soomaaliya sannadka soo socda.

Halkan ka akhriso shirkadaha wareega 1-aad soo baxay

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Deni oo Garawe ka Daah-furay Bandhigga Carwada Shaqo (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u duulay magaalada Qaahira kaddib casuumadii Al Siisi

Cabdi Cade

Hay’addii ugu horreysay ee Dowladda Soomaaliya oo heshay shahaadada ISO

Cabdi Cade
Taboola Ads ---