Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Jubaland

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee dowladda Jubaland.

Wareegtada uu soo saaray madaxweynaha Jubbaland ayuuna ugu magacaabay Nuuradiin Maxamed Khaliif in uu noqdo Xeer Ilaaliyaha Guud e Jubbaland, ninkan ayaana ah aqoonyahan kasoo jeeda Jubbaland oo aad isugu dhaw yihiin Axmed Madoobe.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Raisul Wasaare Rooble oo si kulul uga hadlay qaraxa lagu dilay Xildhibaanad Aamino

Caydiid Ali

Sayid-cali Macalin oo maanta mar kale Maxkamad kasoo muuqanaya

Cabdi Cade

Daawo Sawirada: Kooxaha Gurmadka deg dega ee Muqdisho iyo Gaadiidka ay adeegsadaan oo …

Cabdi Cade
Taboola Ads ---