Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka Xukuumada federaalka Somalia ayaa amar ku soo rogtay Ganacsatada dalka keena Shidaalka.
amarka ayaa sheegaya in shidaalka ay dalka keenayaan la soo mariyo heyadda tayo dhowrka Soomaaliyeed oo wakiil ka ah hubinta tayada badeecadaha dalka soo gala.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA