Madaxweynaha dowad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay kuxigeenadda Xeer-Ilaaliyaha Guud ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Wareegtada uu soo saaray madaxweyne Guudlaawe ayuu ku magacaabay Xaliimo Xuseen Xasan in ay noqoto Ku Xigeenka Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Hirshabeelle ,halka Khadiijo Maxamed Axmed Ku Xigeenka Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Hirshabeelle.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com