Allbanaadir.com
NEWS

War laga soo saaray shir lagu dhisayo Golaha maamulka iyo horumarinta Kalluumeysiga

Wasaaradda kalluumeysiga & Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha dowlad goboleedyada ayaa war-murtiyeed ka soo saaray shir lagu dhisayo Golaha maamulka iyo horumarinta Kalluumeysiga.

Shirkaan waxaa diiradda lagu saaray Dhismaha Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga sida uu qabo sharciga Kalluumeysiga Soomaaliya 2023, xoojinto wadashaqeynta u dhaxeysa Wasaaradaha heer Federaal iyo heer dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka, horumarinta kalluumeysiga gudaha, kor u qaadidda suuqgeynta kalluunka iyo la dagaallanka Kalluumeysiga shrci darrada.

Shirka Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliyeed ayaa laga soo saaray qodobo wax ku ool ah kuwaas oo hoga tusaaleynta hanaanka ugu wanaagsan ee lagu maareyn karo islamarkaana lagu horumarin karo howlaha la xiriira Kalluumeysiga ee Dhammaan d

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daandaansiga iyo dhagarta qarsoon ee dowlada Kenya waa arrin la yaab leh !!

Cabdi Cade

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka hadlay waxa ka jira qoraal uu ku fasaxay lacagtii lagu qabtay Muqdisho

Caydiid Ali

Siyaasiga aan daafici karin danaha iyo amaanka Qaranka Ma u Qalmaa Madaxweyne?

Cabdi Cade
Taboola Ads ---