Allbanaadir.com
NEWS

Dowladda oo shaacisay in aysan aqoonsaneyn ururka FSU Digniin adagna u dirtay

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ayaa caddeysay in dalka aanu jirin Urur la yiraahdo Federation of Somali Universities (FSU) oo ay Wasaaraddu aqoonsan tahay, iyaga oona ka digay in ururkaasi lala shaqeeyo.

Wasaaradda Waxbarashada ayaa sheegtay in kaliya ay aqoonsantahay Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed (ASU), kaas oo ka diiwaanshan Wasaaradda, islamarkaana ah Urur ay ku mideysan yihiin inta badan Jaamacadaha dalka.

Qoraalka kasoo baxay wasaaradda waxbarashada ayeyna digniin ugu diray ururka la magac baxay Federation Somali Universities (FSU ) in ay ka shaqeeyaan arrimaha waxbarashada fasax la’aan iyo diiwaangalin la’aan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Senatarkii labaad ee kamid noqonaya Aqalka sare oo si Fudud Kismaayo loogu doortay

Cabdi Cade

Gudoomiye gobol oo u geeriyooday Cudurka Caronavirus iyo Madaxweyne ka tacsiyadeeyay

Cabdi Cade

Beesha caalamka oo War ka soo saartay heshiiskii Axmed Madoobe, Seeraar iyo Xiddig

Caydiid Ali
Taboola Ads ---