Guddiga tartanka adeegga xajka ayaa soo saarey shuruudaha tartanka adeegga Xajka, waxaana shirkadaha doonaya in ay qeyb ka noqdaan sannadkan adeegga xajka laga rabaa fulinta shuruudaha ay soo bandhigeen guddiga.
Qoraal kasoo baxay guddiga tartanka adeegga xajka ayey kusoo bandhigeen 8-shuruud oo laga doonayo shirkadaha doonaya in ay u adeegaan xujeyda Soomaaliyeed ee xajineysa sannadka 2024-ta.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com