Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargalisay shirkadaha, hay’adaha iyo cid kasta oo hub ku haysata caasimadda inay ku soo diiwaan galiso muddo 15 maalin ah.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa yaalla hub badan oo sifo sharci darro ah lagu heesto, waxaana inta badan shirkadaha iyo hay’adaha ka shaqeeya Muqdisho hubka ay heestaan kasoo diiwaan-geliyaan wasaaradda amniga.