Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Deni oo ka soo horjeestay go’aanadii ka soo baxay Isimada Puntland (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aanadii caawa ka soo baxay Isimada dhaqanka oo la xiriiray khilaafka siyaasadeed ee ka taagan arrimaha doorashooyinka

Isimada ayaa soo saaray bayaan meesa ka saaray qorshaha Deni ee doorashada iyo go’aanadii ka soo baxay guddiga doorashooyinka.

“Waa in Xildhibaanada lagu soo xulaa nidaamkii hore lagu dooran jirey ee 66-da, doorashadana la qabtaa 8da Janaayo 2024” ayaa lagu yiri bayaanka Isimada.

Hoos ka akhriso qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland oo lagu diiday bayaanka isimada

Related posts

Xukun adag oo lagu riday Gudoomiye Degmo oo xiriir la lahaa Al Shabaab

Cabdi Cade

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo ka farxiyey naafada ciidanka xoogga dalka ee Martiini

Caydiid Ali

(Sawirro) Haweeney 80 jir ah oo dhac u geysatay Banki ku yaalla Mareykanka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---