Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

RW Najib Mikati oo gacanta ka taagay in dalkiisu ka qeyb galo dagaalka Israel

Ra’iisul Wasaaraha KMG ah ee Lubnaan Najib Mikati ayaa xaqiijiyay inuu ka shaqeynayo iney ka fogaato Lubnaan inay gasho dagaalka ka dhex socda ciidamada Yuhuuda iyo kuwa Falastiiniyiinta.

Mikati ayaa ku sharxay bayaan uu siiyay wakaaladda wararka ee France-Presse in wadankiisu ay ku furan yihiin ku mowjado duufaanno siyaasadeed ah.

Waxa uua muujiyay walaaciisa qalalaasaha ammaanka maaha oo kaliya Lubnaan, laakiin sidoo kale waa gobolka Bariga Dhexe haddii aan xabbad joojin laga gaarin Qasa.

Hadalka madaxa xukuumadda KMG ah ee Lubnaan ayaa imaanaya xilli xadka koonfureed ee Lubnaan ay ka dhacayeen todobaadyadan duqeymo ay isweydaarsadeen Xisbullah iyo Israa’iil.

Related posts

Haweeney Ra’isul Wasaare ah oo arooskeeda u baajisay ka qeyb galka shir Owgiis

Cabdi Cade

Labo kamid ah ciidamadii loo heestay Dilka Gudoomiyihii Hodan oo lasii daayay (Sawirro)

Cabdi Cade

Mooshin ka dhan ah Heshiis Xukuumadda la gashay Itoobiya iyo Imaaraadka oo loo gudbiyay …

Cabdi Cade
Taboola Ads ---