Shirka Golaha Wasiirrada ee toddobaadlaha oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa waxa ka soo baxay go’aamo muhiim ah.
Golaha ayaa isku raacay in mushaharkooda bishan ay ugu deeqaan howlgalada dalka looga saarayo Al-shabaab.
Sidoo kale Golaha ayaa ansixiyey dhowr hindise sharciyeed oo ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah Wasaaradaha dowlada.
Heshiis la xiriira dhinaca iskaashiga amniga oo ay horey DF ula saxiixatay Boqortooyada Sacuudiga ayuu sidoo kale ansixiyey golaha Wasiirada sida uu sheegay afhayeenka Xukuumada farxaan Jimcaale
HOOS KA DAAWO HADALKA AFHAYEENKA