Allbanaadir.com
NEWS

Madax hore iyo Siyaasiyiin Caan ah kahor yimid muddo kororsi iyo Rabitaanka Xasan Sheekh (Akhriso)

War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen qaar kamid ah midowgii hore ee musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ay uga soo horjeesteen tallaabooyin uu qaaday madaxweynaha Soomaaliya iyo qorshaha muddo kororsiga uu wado.

Siyaasiyiinta ay ku jiraan madaxweyne hore, guddoomiyaal Baarlamaan iyo ra’isul wasaarayaal ayaa waxa ay ka digeen in dalka halis la galiyo lana abuuro khalalaase siyaasadeed, waxa ayna diideen in awood qeybsiga dalka hadda ku dhisan yahay heshiis la’aan la bur buriyo.

Waxa ay sidoo kale siyaasiyiinta madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqeen in uusan isku dayin muddo kororsi sharci darro ah oo loo sameeyo dowlad goboleedyada dalka ka jira iyo dowladda federaalka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Muuse Biixi oo maanta soo arkay sida uu u shaqeeyo Garoonka Diyaaradaha Cigaal (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxtooyada Puntland oo boggaadisay doorasho maanta ka dhacday magaalada Qardho

Cabdi Cade

Goobjoogayaal caalami ah oo tagay Hargeysa lana kulmay Muuse Biixi (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---