Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Guudlaawe oo magacaabay Guddiga Wasiirro ah iyo shaqada loo xil saaray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay guddi wasiirro ah oo loogu tala galay wax ka qabashada fataahadaha laga digay.

Wareegtada uu soo saaray madaxweyne Cali Guudlaawe ayaana lagu sheegay in isaga oo ka duulaya aafooyinka ka dhalan kara fatahaadaha iyo duufaannada Elnino u magacaabay guddigan wasiirrada wax kaqabashada fatahaadyada iyo dabeylaha laga digay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Q/Midoobay oo si diiran u soo dhoweysay hadal ka soo yeeray kooxda Xuutiyiinta Yemen

Caydiid Ali

Israel oo burburisay dhismihii lagu dilay Sinwar (Sawirro)

Caydiid Ali

Nin Dilay Caruur badan dhiigoodana Dhuuqay oo si silac ah loo dilay !!

Cabdi Cade
Taboola Ads ---