Allbanaadir.com
NEWS

Soo jeedintii Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo lagu gacan seyray (Halkan ka Akhriso)

Guddiyada Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa ku gacan seyray codsigii Xeer ilaaliyaha Qaranka ku dalbaday in Xasaanada laga qaado labo Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Somalia .

Guddiga Joogtada ayaa ayaa dood dheer kadib waxa ay isku raaceen in la joojiyay soo jeedinta xeer ilaalina ee ku aadanaa in Xasaanada laga qaado Xildhibaanada kala ah  Xildhibaan Xasan Macalin iyo Xildhibaan Cabdi Saabir Nuur Shuure.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddiga Joogta ee Baarlamaanka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Gabadhii ugu horreeysay Soomaali ah, oo qareen ka noqotay dalka Nederlands

Caydiid Ali

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Xerada 21-aad iyo Ciidamo lagu wareejiyay(Daawo Sawirro)

admin

(Sawirro) Qaraxyo laga maqlay dhuumaha Gaaska Yurub ee ka yimaada Ruushka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---