Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland ayaa warqad ay soo saartay, waxay imaamyada masaajida fartay in khudbada Jimcaha maanta duco iyo taageero loogu muujiyo shacabka reer Falastiin.
Waxay sheegeen inay shacabkaas ugu duceynayaan, inuu Alle ka dulqaado dhibaatada isugu jirta dhimashada iyo dhaawaca ee ay wajahayaan iyo dabcan cunaqabateyn dhan walba ah oo haysata.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA SOMALILAND