Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya ayaa wareegto ammar ah ka soo saartay habraaca kala wareejinta gaadiidka rayidka , kaddib kulamo kala duwan oo ka dhacay Muqdisho.
Wareegtada kasoo baxday wasaaradda Gaadiidka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qofna yeelan karin noocyada kala gadisan ee gaadiid sida ku xusan sharciga diiwaan gelinta gaadiidka, hadii uuna ka diwaan gashanayn wasaaradda si waa faqsan sharciga.
Halkan ka akhriso Wareegtada kasoo baxday wasaaradda Gaadiidka.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com